Jilaa Caan ah oo la toogtay xili ay kusii jeeday goobteeda shaqada

Jilaa Caan ah oo u dhalatay dalka Afgaanistan ayaa la toogtay xili ay kusii jeeday goobteeda shaqada, waxaana weerarka lagu toogtay gabadhan jilaaga ah ka dambeeyay sadex nin oo hubeesan. Saba Sahar oo 44-sano jir ah kana mid ah Jilaayaasha ugu caansan dalka Afgaanistan ayaa rasaas culus la huwiyay gaari ay la socotay, waxaana haweeneydan … Continue reading Jilaa Caan ah oo la toogtay xili ay kusii jeeday goobteeda shaqada